Home Wararka caalamka War Hada Ah Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Mursi oo geeriyooday

War Hada Ah Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Mursi oo geeriyooday

0

Madaxweynihii dalka Masar ee xukunka agfembiga Millateri looga qaaday ee Maxamed Mursi ayaa Maanta geeriyooday xilli ay Gudaha dalkaasi Masar ka socotay Maxkamadeyntiisa.

Taleefishinka dowladda ee Al-Ahram ayaa baahiyay geerida Maxamed Mursi oo ahaa Madaxweynihii dalka Masar, kadib markii uu ku dhex suuxay Gudaha Maxkamada oo maanta la soo taagay.

Maxamed Mursi Madaxweynihii dalka Masar ayaa xabsiga ku jiray tan iyo sanadkii 2013, xilligaas oo afgembi millateri uu dalkaasi kula wareegay Madaxweynaha hadda talada haya ee Cabdulfataah Al-Sisi.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here