Home Wararka Somaliya Galmudug MD Ku xigeenka Galmudug oo Xariga ka jaray dhismaha xarunta Wasaarada Deegaanka,...

MD Ku xigeenka Galmudug oo Xariga ka jaray dhismaha xarunta Wasaarada Deegaanka, Isbadalka iyo Cimilada Galmudug (Sawiro)

0

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka xarig jaray dhismaha xarunta Wasaarada Deegaanka, Isbadalka Cimilada iyo Horumarinta reer miyiga Galmudug.

Munaasabada waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Caasimada iyo qeybaha Bulshada.

Mashruucaan waxaa maal galiyay Baanka aduunka isla markaana qayb ka ah Barnaamijka hormarineed ee Biyoole Project oo Galmudug ka socda. Dhismahan oo ka kooban xafiisyo ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee Wasaaraddu yeelato tan iyo markii Galmudug la aas-aasey.

Ad
Previous articleWasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo WHO oo Maanta yeeshay Kulan Looga Hadlay Wada dhaweynta (Sawiro)
Next articleWasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo Masar uga Qeyb galay Shir Looga Hadlayay Waxbarashada (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here