Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Deg deg Nabadoon Caan ahaa.oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne

Deg deg Nabadoon Caan ahaa.oo Lagu Dilay Magaalada Baladweyne

0

Nabadoon caan ah oo ka tirsan dadka degaanka ayaa caawa lagu dilay magaalada Balad-weyne ee gobolka Hiiraan sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya

Marxuum Nabadoon Cabdi Xuseen Colow ayaa la soo sheegayaa in la dilay xili uu ka soo baxay Masaajid uu ku soo tukaday salaadii maqrib ka dib markii ay rasaas ku fureen dabley hubeysan.

Goob joogayaal ayaa sheegaya in raggii dilay nabadoonka ay baxsadeen markiiba, waxaana goobtaas gaaray ciidamada amaanka Hirshabelle oo howlgalo baaritaan ah ka wada.

Ad
Previous articleRaysulwasaare Rooble oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Gudoomiyaha Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Xili Doorashadu Dardar Ku Socoto
Next articleMadaxweyne QoorQoor oo Dib ugu laabtay Dhuusamareeb laguna Soo Dhaweeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here