Home Wararka Maanta Abwaan Hurre Ibraahin Walanwal oo geeriyooday

Abwaan Hurre Ibraahin Walanwal oo geeriyooday

0

Waxa galabta magaalada Burco ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaankii caanka ahaa ee lagu magacabi jiray Cismaan Ibraahim Warsame oo ku magac dheeraa Hurre-walanwal.

Abwaan Hurre oo ka qaybgalay silsiladda Maansadii Caanka ahayd ee kala dhaxaysay Cambaro, ayaa waxaa uu walaal la ahaa Allaha u naxariistee Abwaan Hadraawi oo isna geeriyoooday wakhto hore.

Waxaa ay da’diisa ku dhaweyd 80 sano.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Galabtay Si Rasmi ah u Saxiixay Ku Biiritaankii Bulshada Bariga Afirica iyo Qariiradii oo Soomaaliya lagu Soo Daray
Next articleAl-Shabaab oo qarax ku dishay dad isku qoys ahaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here