Home Wararka Maanta Qaar Ka Mid ah Dadkii Shalay Ka Qayb Qaatay Banaanbixii ka Dhacay...

Qaar Ka Mid ah Dadkii Shalay Ka Qayb Qaatay Banaanbixii ka Dhacay Muqdisho oo Xalay la wareeraray

0

Hal qof oo dumar ah ayaa ku dhintay, halka 8 qof oo kalane ay ku dhaawacmeen weerar Bam-gacmeed ah oo xalay lagu qaaday Gaari ay saarnaayeen dadkii ka qeyb galay Banaanbixii ka dhacay Muqdisho oo ay abaabushay dowladda Soomaaliya.

Dadkaan, ayaa qarax loo geliyay gaarigii ay saarnaayeen xilli uu marayay xaafadda Tawa-kaayo Madow ee degmada Dharkeynley una dhaw Saldhigga degmadaas.

Dowlada ayaa Shalay Dad badan oo Shacab u badnaa isugu gaysay Staadiyoom oo Koonis kaas kuwaas oo ku Dhawaaqaayay Erayo ka Dhan ah kooxda Alshabaab

Ad
Previous articleMareykanka Oo $10 Milyan Ku Raadinaya Maxamud Cabdi Adan oo Ka Tirsan Alshabaab iyo Waxa Uu Sameeyey
Next articleDibadbax Ka Dhan ah Kooxda Alshabaab oo Ka Dhacay Degmada Wisil ee Gobalka Mudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here