Home Wararka caalamka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo Weerar Afka ku aaday Duqa Caasimada London...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo Weerar Afka ku aaday Duqa Caasimada London Sadiq Khan

0

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday duqa magaalada London Sadiq Khan , oo marar badan hawada u marsiiyay Trump eedeymo caro badan ku abuuray.

Donald Trump ayaa fursad uu ku dhaleeceyn karo ka dhax arkay sadex weerar oo 24-saac gudahooda ka dhacay magaalada London oo lagu dilay sadex ruux, waxa uuna Trump ku tilmaamay Duqa London Sadiq Khan mid sharaf daro u ah Qaranka UK.

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Sadiq Khan uu musiibo ku yahay magaalada London, waxa uu sidoo kale Donlad Trump ku sifeeyay Mr Khan mid bur burinaya sharafta  caasimada UK ee London.

Mudug24 Qeybta Wararka Caalamka

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here