Home Wararka Somaliya Puntland Dad Lagu laayay Duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

Dad Lagu laayay Duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo Faahfaahin kasoo Baxaysa

0

Sadex ruux ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar saakay ka dhacday Deegaanka Daarusalaam ee hoostaga magaalada Gaalkacyo dhinaca puntland.

Sadexda qof ee dhintay waxaa ka mida Gudoomiye ku xigeenkii Deegaanka Daarusalaam, imaamkii masjidka Deegaanka iyo oday ka mida aas aasayaashii degaanka.

Shaqaaqadan sababtay dhimashada iyo dhaawaca ayaa sida la sheegay salka ku haysaa aano qabiil.

Ad
Previous articleXasan Sheekh oo Mareykanka ka billaabay olole ka dhan ah cunaqabateynta hubka
Next articleWeerar dad ku dhinteen oo ka dhacay meel u dhow Mandheera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here