Home puntland (Akhriso) Maamulka Puntland oo Xil u magacaabay nin kasoo jeeda Koonfur galbeed

(Akhriso) Maamulka Puntland oo Xil u magacaabay nin kasoo jeeda Koonfur galbeed

0

Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Nugaal Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa Cabdiraxmaan Mukhtaar Maxamed oo ka soo jeeda degaannada Koonfur Galbeed u magacaabay guddoomiyaha Amniga iyo ganacsatada Koonfur Galbeed ee ku nool gobolkaas.

Qoraal ka soo baxay xafiiska Cali Salaad ayaa lagu sheegay in markii la arkay aqoontiisa iyo waaya-aragnimadiisa iyo baahida loo qabo in la helo qof xilkan buuxiya Cabdiraxmaan Mukhtaar Maxamed loo magacaabay guddoomiyaha Amniga iyo ganacsatada Koonfur Galbeed ee ku nool gobolka Nugaal.

Hoos ka Akhriso qoraalka Magacaabida

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here