Home galmudug (Sawiro) Ciidanka Galmudug oo Dhuusomareeb ku qabtay Jaakad lagu soo xiray Waxyaabaha...

(Sawiro) Ciidanka Galmudug oo Dhuusomareeb ku qabtay Jaakad lagu soo xiray Waxyaabaha Qarxa

0

War hada ku soo dhacay Xafiiska Mudug24 ee Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Ciidanka Galmudug ay soo qabteen Jaakad ay ku rakibantahay waxyaabaha Qarxa.

Sida mudug24 ku heleyso warka Jaakada ayaa laga soo saaray beer ku taalla Duleedka Caasimada Dhuusomareeb kadib markii sirdoonka Galmudug xug ku heleen.

Saraakiisha Ciidanka Galmudug wali maysan Faafaahin Jaakada Qaraxa ku rakiban iyo Waxyaabaha lala Damacsanaa.

Jaakada maanta lasoo helaya ayaa ku soo aadeysa xili dhawaan Ciidanka Galmudug Fashiliyiin Qaraxa lala Damacsanaa Xaflad ka socotay Guriceel.

Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena Danbe

Mudug24 Dhuusomareeb.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here