Home galmudug Madaxweyne Farmaajo oo Codsaday Kulanka Odayaasha Beesha Habar-gidir

Madaxweyne Farmaajo oo Codsaday Kulanka Odayaasha Beesha Habar-gidir

0

Madaxweynaha Somaliya Maxamed Cabdulaahi farmaajo oo hada lagu heesto culeesta Maamulka Galmudug ayaa dalbaday in uu kulan la qaato Odayaasha Galmudug ee beesha habargidir.

Farmaajo ayaa si gooni ah u dalbaday odayaashada Hawriye gaar ahaan beesha habargidir si uu kulan gooni ah ula qaato madama lagu heesto in uu dagaal xoogan ku hayo Galmudug.

Warar laga helayo xaruunta madaxtooyada Somaliya oo soo gaaray mudug24 ayaa shegaya in kulanka uusan wali dhicin inkastoo shalay galinka hore loo balansanaa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa cadaadi xoogan waxa uu ka heestaa maamulka Galmudug madama uu kasoo horjeedo in Madaxweyne Xaaf uu xilkaasi sii hayo.

Lama oga waxa kulanka uu ku soo dhamaan karo madama odayaasha badankooda ay taageersanyihiin maamulka Galmudug kana soo horjeedaan in khilaaf laga abuuro.

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here