Home galmudug (Dhageyso) Gudoomiyihii Gobolka Mudug Cartan oo diiday Xil ka qaadista Madaxweyne Xaaf

(Dhageyso) Gudoomiyihii Gobolka Mudug Cartan oo diiday Xil ka qaadista Madaxweyne Xaaf

0

Gudoomiyihii Gobolka Mudug Cabdi rashiid Cartan oo xalay xilkaasi laga qaaday kadib wareegto kasoo baxday Madaxweyne Xaaf ayaa ka hadlay xil ka qaadistiisa.

Cabdi Rashiid Cartan ayaa ugu horeyn kasoo horjeestay xilka laga qaaday isagoo sheegay in uu ka maqan yahay gobolka isla markana laga qaadi karin xilkaasi.

Cartan ayaa dhanka kale ka hadlay xaalada Gobolka mudug iyo in uusan maamulkiisa qaadan wax lacag ah isagoo ka hadlay arimo badan.

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here