Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga (Sawiro)

Ra’isul Wasaaraha soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga (Sawiro)

0

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble Ayaa Gaaray Boqrtoyada Sacuudi Carabiya Waxaa Halkaas Ku soo Dhaweeyay Masuuliyin Ka Tirsan Boqrtoyada sacuudiha.

R/W Rooble ayaa la sheegay in sacuudiga uu u aaday Cumro, waxaana sidoo kale wararka qaar ay sheegayaan in Casuumaad uu ka helay Boqortooyada Sacuudiga.

Waxaa La Filayaa Markuu Cumrada Dhameesto Rooble Inuu Kuluma La yeesho Madaxda Boqortooyo sacuudiga.

Ad
Previous articleAabe Soomaaliyeed oo 5 caruur ah oo uu dhalay ku waayay Roobab ka da’ay Muqdisho (Sawiro)
Next articleMidowga Afrika oo Wakiil Cusub usoo Magacaabay Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here