Home Wararka Somaliya Galmudug Gaari uu lahaa Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Qarax lala eegtay

Gaari uu lahaa Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Qarax lala eegtay

0

Qarax aad u xoogaan ayaa ka dhacay degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ,qaraxaan ayaa waxa lala eegtay gaari uu laaha Mursal Xeefow oo ah xubin ka tirsan barlamaanka Galmudug.

Qaraxaan ayaa waxa ku geeriyooday agaasimhii maaliyadda degamada Matabaan Cabdullhaai Cumar Xaashi (Indha Biriq) iyo darawalkiisa oo saarnaa gaariga.

Deegaanka uu qarax uu ka dhacay ee Bacda ayaa ku yaala duleedka degmada Matabaan ee egobolka Hiiraan.

Ad
Previous articleNin maxbuus ahaa oo ka baxsaday Xabsiga dhaxe ee Xamar
Next articleLaftagareen oo Gaaray Magaalada Jigjiga Xili uu itoobiya Iyo Soomaaliya Xiisad ka Dhex jirto(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here