Home Wararka Caalamka Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

Barlamaanka Midowga Yurub oo Haa ugu Codeeyay Heshiiska Cusub ee Magangalyodoonka

0

Barlamaanka Midowga Yurub ayaa haa ugu codeeyay Siyaasada Cusub ee Dadka Magangalyodoonka.

Sharciga Cusub ee Wadamada Midowga Yurub oo ka kooban dhoor Qodob ayaa waxaa ugu muhiimsan in Qaxootiga Cusub ee soo gaara Yurub loo qeybsanayo si siman.

Wadamada Midowga Yurub ayaa aad uga soo horjeeday siyaasada hore oo wadamada qaar dhibaato ku aheyd in Qaxootiga badankooda ay kaligood qaabilaan.

47 kamid ah 17 Xubnood ayaa haa ugu codeeyay heshiiska Cusub ee isku raaceen Barlamaanka Midowga Yurub.

Nuuca Heshiiska iyo sida uu u noqonayo waxaa la filayaa in ay soo bandhigaan Dowlada qeybta ka ah Midowga Yurub.

Sanadkii 2015 Yurub waxaa soo gaaray Qaxooti badan kuwaasi oo badankooda gaaray Germanym, France iyo Sweden halka Wadamada kale ay iska soo fasaxeen taasi oo ka dhalatay Dood badan oo xoogan.

Ad
Previous articleUgu yaraan 20 qof oo cumro u tagay Sacuudiga oo ku dhintay shil
Next articleDowlada Somaliya oo la wareegtay Gaadiid Dagaal oo loogu Deeqay Ciidanka Gor Gor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here