Home galmudug Galmudug iyo Puntland oo soo saaray go’an ka dhan ah Dowlada Somaliya...

Galmudug iyo Puntland oo soo saaray go’an ka dhan ah Dowlada Somaliya (Akhriso War-murtiyeed)

0

Puntland iyo Galmudug ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn sharciyada Patrolka,Doorashooyinka iyo Canshuuraha isla markaana aysan Qusayn Go’aanada Masiiriga ah ee aan Wada ogolka lagu gaarin.

Maamulada ayaa sheegay in aan lagu xukumi doonin labadda maamul go’aamada ay qaadatay dowladda dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana ay ka tashan doonaan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here