Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo ku soo wajahan iyo Warar kala duwan oo...

Madaxweyne Xaaf oo Gaalkacyo ku soo wajahan iyo Warar kala duwan oo Safarkiisa ah

0

Madaxweyne Xaaf ayaa lagu wada in uu soo gaaro magaalada Gaalkacyo isagoo Safarkiisa kaga soo ambabaxaya caasimada Dalka Kenya ee Nairobi.

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug iyo Bulshada Qeebaheeda kaka duwan ayaa ku sugan Garoonka OShaco international uu madaxweynaha kasoo dagayo.

Madaxweyne Xaaf ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato bulshada Magaalada sidoo kale Warar mudug24 heshay ayaa sheegaya in madaxweynaha uu Gaalkacyo kulamo kulamayo madaxweynaha Puntland.

Xaaf ayaa maalmihii u danbeeyay jeediyay hadalo uu kaga soo horjeedo dowlada Somaliya taasi oo siyaasad ahaan aysan isku fahmin xil heynta Galmudug.

Sawiro iyo soo dhaweynta lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here