Home wararka Dalka Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho oo sadex qof loo qabtay

Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho oo sadex qof loo qabtay

0

Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay  3 ruux oo lagu tuhmaayo in ay ku lug leeyihiin Qarax loo adeegsaday gaari Noah oo Caawa ka dhacay degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee iskaashatada gadiidka degmada X/Weyne.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska ayaa sheegtay in ay qabteen ruuxii waday gaariga qarxay sidoo kalena ay gacanta ku dhigeen labo ruux oo kale oo tuhmanayaal ah, islamarkaana ay baaris ku socoto.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here