Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Gudoomiye Ku xigeenkii Koowaad ee Baarlamaanka oo Loo Diiday inay Safar uu...

Gudoomiye Ku xigeenkii Koowaad ee Baarlamaanka oo Loo Diiday inay Safar uu ku Tagi Laha Baraawe

0

Guddoomiye Kuxigeenkii 1aad C/weli Muudey ayaa loo diiday inuu ka duulo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, isaga oo ku sii jeeday Baraawe, si uu ugu tartamo kursiga uu ku fadhiyo oo loo xiray Maxamedweli C/llaahi Sheekh oo reer Australia.

Wararka qaar ayaa sheegaya in isku dayga lagu celiyay C/weli Muudey uu ka dambeeyo La Taliyaha Amniya Qaranka Fahad Yaasiin oo quudareynaya inuu tartamo booska Guddoomiye kuxigeenka 1aad

C/weli Muudey iyo ciidamo Ilaalo u ah ayaa hadda ku sugan qeybta VIP-da Garoonka diyaaradaha, waxaana diyaaradda qaadi laheyd lagu armay in aysan ka bixi karin garoonka.

Ad
Previous articleCabdiraxmaan Cabdishakuur oo Loogu Tanaasulay Kursigii HOP138 Berina La Dooran Doono
Next articleSidee C/Raxmaan Cabdi Shakuur ugu guuleestay Kursiga Barlamaanka ee Dowlada ku heysatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here