Home galmudug Gaalkacyo oo lagu daawacay Gudoonka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare Axmed...

Gaalkacyo oo lagu daawacay Gudoonka Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare Axmed Jaamac (Qoodeeye)

0

Waxaa Gaalkacyo Ku dhaawacmay Caawa Gudoonka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee Galmudug Qeybta Gobolka Mudug Axmed Jaamac Aadan (Qoodeeye)

Masuulkaan ka tirsan wasaaradda waxbarashada Galmudug Ayaa ku dhaawacmay Rasaas ay fureen ciidamo ka tiraan kuwo amaanka gobolka mudug Xilli Gaalkacyo Ay ka socdaan hawlgallo.

Sida Goobjoogyaal xaqiijiyeen mid ka mid ah Gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaan Bajaaj oo si kadis ah Ku soo gashay goob ay ciidanku hawlgallo ka wadeen taasi oo sababatay Iney Rasaas Lagu riday Uu Ku dhaawacmay Axmed Qoodeeye oo Rakaab ahaan usaarnaa Mootatada

Xiriir aan La sameynay Saraakiisha Caafimaadka Isbitaalka Gaalkacyo Waxaa wanaagsan xaaladda Gudoomiye Qoodeeye oo firirka xabad Uga dhacday caloosha Waxaana loo diray Raajo qaliin Laguna sameyn.

Wixii Soo kordha Lasoc
Www.Mudug24.com

 

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here