Home galmudug Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Garabkiisa Cadaado oo ka gaabsaday Arimaha Galmudug...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo Garabkiisa Cadaado oo ka gaabsaday Arimaha Galmudug ee taagan

0

Dhawaan waxaa magaalada Garoowe ku soo dhamaaday shir dhexmaray dowlada Somaliya iyo Madaxda Maamulada kaasi oo fashil ku soo dhamaaday.

Shirkaasi iyo kulamo hore waxaanan ka qeyb galin Madaxda Galmudug garabkooda Cadaado oo hada u muuqda kuwa aanan siyaasad weyn ku dhex laheen Arimaha Galmudug.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Carabey ayaa ka gaabsaday Xaalada jirta Xiligan madama mararkii hore uu saa’id ugu hadli jiray Arimaha taagan xiligaasi.

Dhanka kale Axmed Baasto oo sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Galmudug ayaa isna ka hadlin Arimaha xiligan taagan sida mudug24 heshay waxaa arintaasi keentay Dowlada Somaliya oo aanan siinin maqaamka ay ka filayeen.

Mudug24 Cadaado

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here