Home wararka Dalka Dowlada Somaliya oo markii ugu horesay Cadeesay Sababaha keenay Fashilka Shirka Garoowe...

Dowlada Somaliya oo markii ugu horesay Cadeesay Sababaha keenay Fashilka Shirka Garoowe (Dhageyso)

0

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa todobaad kadib markii ugu horeysay waxaa ay shaaca ka qaaday sababtii uu ku fashilmay shirkii todobaad uga socday Magalada Garoowe Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ahaa ka qeyb galayaasha ayaa sheegay in shirkaasi uu Ra’iisul Wasaare Kheyre soo jeediyey hindise sharciyeedyo loo baahan yahay in laga hadlo lagana tashado dowlad Goboleedyada.

Hayeeshee Madaxda Dowlad goboleedyada ay iyana keeneen in la dhiso golle aan xilligaan muhiim aheyn,sidoo kalena waxyaabaha la isku qabtay ay ka mid ahaayeen arrimaha doorashooyinka iyo in mudo kororsi la sameeyo.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here