Home puntland Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka hadlay Qodobada Fashiliyay Shirka Garoowe ee...

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo ka hadlay Qodobada Fashiliyay Shirka Garoowe ee leesku qabtay iyo Arimo kale ( Dhageyso )

0

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni Ayaa xalay khudbad dheer ka jeediyay hoyga uu ka dagantahay Garoowe isagoo ka hadlay Qodobo dheer oo ku aadan khilaafka shirka ka dhacay Garoowe.

Siciid Deni ayaa aad diirada u saaray waxa keenay in uu fashilmo shirka Garoowe ka socday ee mudada dhoor maalmood ka socday magaalada Garoowe.

Deni ayaa sheegay in Dowlada Somaliya ay sameeyay Qaladad badan oo ku aadan waxyaabaha leesku hayo xiligan oo ilaa hada dowlad aysan xalin.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here