Home puntland War-murtiyeed kasoo baxay Sadax maamul Goboleed oo ku shirsanaa Garoowe (Akhriso)

War-murtiyeed kasoo baxay Sadax maamul Goboleed oo ku shirsanaa Garoowe (Akhriso)

0

Shir Saddex geesood ah oo u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada Puntand, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa caawa lagu soo gebagebeeyey Magaalada Garowe

Waxaa shirka furay madaxweynaha Siciid Cabdullaahi Deni, waxaana ka qeyb galay Madaxweynayaasha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Koonfur Galbeed C/casiis Maxamed Xasan Laftagareen, iyadoo gebagebadii laga soo saaray War murtiyeed ka koobnaa todoba qodob oo sidan u qornaa:-

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here