Home galmudug War hada ah Magaalada Gaalkacyo oo lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan Ciidanka...

War hada ah Magaalada Gaalkacyo oo lagu dhaawacay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Dowlada

0

sida ay sheegayaan warar ay heleyso warbaahinta mudug24 waxaa caawa xiliga taraawiixda dhaawac loo geestay Korneyl Khaliif Nuur Shii oo ka mid ahaa saraakiisha ciidanka dowlada Somaliya ee Gobolka Mudug.

Korneyl Khaliif Nuur Shii ayaa kasoo baxay masjidka xiliga caawa lala eegtay rasaasta waxana kasoo gaaray dhaawac culus inkastoo wararka qaar ee ay sheegayeen in uu dhantay.

Dabley ku hubeysan Bastoolado ayaa rasaas ku furay Sarkaalka sidoo kale waxay rasas ku fureen dadka masaajidka kasoo baxay.

wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Gaalkacyo

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here