Home galmudug Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Fashilka ku dhacay Shirka Garoowe iyo Arimo...

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Fashilka ku dhacay Shirka Garoowe iyo Arimo kale (Dhageyso)

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaraddaha Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay Shirkii maalmihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Garowe ee ugu dambeyntii fashilmay.

Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si weyn uga soo horjeesatay dhammaan qodobadii lagu ballamay in laga hadlo, islamarkaana Madaxda dowladda ay diideen in ay ka hadlaan.

Waxaa uu ku eedeeyay Madaxda ugu sareysa dalka in aysan daacad u aheyn ka jawaabidda baahiyaha ay qabaan dadka Soomaaliyeed, islamarkaana dalka uu ku socdo meel halis ah.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here