Home galmudug Ciidanka Dowlada iyo Galmudug oo la wareegay Deegaano ka tirsan Koonfurta Gobolka...

Ciidanka Dowlada iyo Galmudug oo la wareegay Deegaano ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug

0

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya ay saakay la wareegeen deegaano ka tirsan gobolkaas oo ay Gacanta ku hayeen Al-Shabaab.

Ciidamada dowladda ayaa weeraro qorsheysan waxa ay ku qaadeen deegaanada Ceel-Huur Caad iyo Camaara,isla markaana ,iyada oo aan wax dagaal ah ka dhicin ay isaga baxeen Al-Shabaab,sidaasina ay Ciidanka dowladda kula wareegeen.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here