Home galmudug Madaxda Puntland iyo Jubbland oo hagar la’an u Dhinac taagan go’anka Madaxweynaha...

Madaxda Puntland iyo Jubbland oo hagar la’an u Dhinac taagan go’anka Madaxweynaha Galmudug

0

inkastoo ay jiraan Heshiis rasmi ah oo aysan gaarin Dowlada Somaliya iyo Madaxda Maamulada hadana waxaa dhinac socda xalinta khilaafka u dhaxeeya Dowlada Somaliya iyo Maamulka Galmudug.

Khilaafka ayaa hada ku soo biyo shubtay labo qodob oo kala ah.

1 in dhaqaalaha Galmudug loo fasaxo kaasi oo dowlada hakisay.

2 iyo Xiliga Madaxweyne Xaaf uu xilka Galmudug ka dagayo taasi oo Dowlada ku doodeyso in uu dhameesto labada sano ee cabdi kariin ka hartay halka madaxweyne Xaaf uu qabsaday afarsano laga soo bilaabatay waqtiga la doortay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubbland ayaa hiil aan ganbasho laheen u hiilinaya madaxweynaha Galmudug oo go’an adag taagan.

Lama oga khilaafka taagan sida loo xalinayo inkastoo ay jiraan shirar iyo kulamo ka socdo Magaalada Garoowe kuwaasi oo gooni gooni u socda

Wixii ku soo kordha shirarka kala soco Mudug24

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here