Home Wararka Maanta Feysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Tallaabada Xigta Ay Qaadi Doonaan Mucaaradku

Feysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Tallaabada Xigta Ay Qaadi Doonaan Mucaaradku

0

Axsaabta mucaaradka ee Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhawaaqday ee Somaliland ayaa ku adkaysanaya in madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumaddiisaba aanay sharci ku fadhiyin xafiisyada, maadaama waqtigii dastuuriga ahaa uu ka ekaa maalintii shalay aheyd, waa sida ay hadalka u dhigeenee.

Hasayeeshee golaha guurtida ee Somaliland ayaa madaxweynaha iyo xukuumaddaba ugu daray muddo laba sanadood ah, taas oo ay tahay inay doorasho ku qabtaan, arrintaas oo ay gaashaanka u daruureen labada xisbi ee mucaaradka ah, UCID iyo Waddani.

Khilaafka la xiriira doorashada madaxtinimada ee Somaliland ayaa soo socday muddo bilooyin ah.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee mucaaradka ah, Faysal Cali Waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay nuxurka go’aanka ay soo saareen iyo waxa ay ku tallaabsan doonaan, waxaana uu shegay si sharci darro ah uu kursiga ugu fadhiyo

Ad
Previous articleNorway oo Qiimo Dhimis ku Sameesay Kaarka Gadiid ee Bisha la jarto
Next articleDowlada Turkiga oo Diiday Codsi yaab leh oo kaga yimid Israel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here