Home Wararka Maanta Kulan dhexmaray Mahadi Guuleed iyo Cabdi xaashi oo Fashil ku soo dhamaaday

Kulan dhexmaray Mahadi Guuleed iyo Cabdi xaashi oo Fashil ku soo dhamaaday

0

Wada hadallo u dhaxeeyay labada garab ee ay kala hogaaminayaan Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahadi Guuleed ayaa ku soo dhamaaday natiijo la’aan.

Ma jirto warqad si cad kaga soo baxayday Gudoomiyaha aqalka sare, Waxaase jirta warqad ay qorneen siyaasiinta ku dhow Gudoomiyaha ama kuwii wada hadalka ka midka aha.

Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa Hoteelka Decale shir kula qaadanaya Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Warar ku dhow Gudoomiyaha ayaa sheegaya in suura gal aytahay in uu qabto shir jaraa’id kulanka ka dib.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook Mahadi Guuleed ayuu ku sheegay inuu warkaan yahay Been abuur.

Ad
Previous articleFaah Faahin ku saabsan Dagaal Maanta ka dhacay Galgaduud
Next articleGudoomiyaha Aqalka sare iyo Ra’iusl Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah yeeshay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here