Home galmudug Akhriso Shirka Garoowe ka socda iyo Qodobka ugu adag ee diirada lagu...

Akhriso Shirka Garoowe ka socda iyo Qodobka ugu adag ee diirada lagu saarayo oo mudug24 heshay

0

Garoowe waxaa maanta markale bilowday shirka u dhaxeeya madaxda maamulada Dalka iyo Dowlada Somaliya iyadoo diirada lagu saarayo Qodobo dhoor ah.

Sida Mudug24 kasoo xigatay masuuliyiin ku sugan shirka Waxaa diirada ugu weyn lagu saarayaa Xalinta Khilaafka u dhaxeeya Dowlada Somaliya iyo maamulada.

Dowlada somaliya ayaa dooneysa in ay xaliso qodobkasi lakin madaxda Maamulada Ayaa diirada saaraya in dowlada kala heshiiso qodobo dhoor ah oo marka hore khilaafka keenay.

maalinta bari ayaa la filayaa in shikra lasoo gabagabeeyay iyadoo intaasi kadib la filayo in warbaahinta iyo shacabka somaliyed loo soo gudbiyo heshiiska la gaaray.

Khilaafka Dowlada Somaliya iyo Maamulada ayaa ragaadiyay hormarka Somaliya iyadoo dowlada joojisay caawinta maamulada xubnaha ka ah Dowlada.

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here