Home galmudug Madaxda Garoowe ku sugan oo labo garab u qeebsamay iyo Xaalada u...

Madaxda Garoowe ku sugan oo labo garab u qeebsamay iyo Xaalada u danbeesay ee Shirarka Socda

0

Magaalada Garoowe waxaa maanta ku sugan guud ahaan Madaxda Maamulada ka jira Dalka iyo Dowlada Somaliya iyadoo la filayo in ay shirar ka dhacaan.

Wararka ugu muhiimsan ee laga helayo xaruumaha ay ku suganyihiin masuuliyiinta ayaa mudug24 u sheegaya in uu socdo Shirar gooni gooni ah oo ay sameenayaan Madaxda kala duwan ee ku sugan Garoowe.

Siyaasiyiinta ayaa u qeebsamay labo garab garab taageersan Dowlada Somaliya iyo Garab kasoo horjeeda kuwaasi oo fakar ahaan ku kala duwan.

Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa muujinaya in uu dhex dhexaad yahay isla markana isku  soo dhaweenayo labada dhinac sida wararka sheegayaan.

Madaxda Maamulada Galmudug, Puntland iyo , Jubbland ayaa qodobo muhiim ah miiska u saaran yahay waxana kamid ah in ay ka madaxbanaanadan Dowlada Somaliya halka Dowlada ay dooneyso in ay hoos yimaadaan taasi oo ah qodobada ugu adag.

Wixii ku soo kordha lasoco

Mudug24 Garoowe

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here