Home puntland Dhageyso Cabdi Raxmaan Faroole ” Dowlada Somaliya waxay farogalin xoogan ku sameesay...

Dhageyso Cabdi Raxmaan Faroole ” Dowlada Somaliya waxay farogalin xoogan ku sameesay Maamul Goboleedyada”

0

Dhageyso Cabdi Raxmaan Faroole ” Dowlada Somaliya waxay farogalin xoogan ku sameesay Maamul Goboleedyada” waxa uu faroole sheegay in doorashada Puntland lagu sameeyay farogalin xoogan halka Koonfur galbeed lagu sameeyay mid lamid ah waxa intaasi ku daray in Doorashada Jubbland ay ku socoto farogalin kale.

Halkan Hoose ka Dhageyso Codka Faroole.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here