Home Wararka Caalamka Sharciga Deganaansha Rasmiga ee Sweden Dadka heesta oo Mid ku meel gaar...

Sharciga Deganaansha Rasmiga ee Sweden Dadka heesta oo Mid ku meel gaar loogu badali karo ‘Migrationsverket-ka oo ka hadlay

0

Dalka Sweden waxaa la wareegay Dowlad garabka Midig ah waxana lasoo saaray sharciyo Cusub kuwaasi oo horay dalka ugu jirin.

Garabyada midig ayaa doonaya in baaritaan lagu sameeyo in Qofka heesto Sharciga Deganaashaha Rasmiga laga celin karo isla markana loo siin karo mid kumeel gaar ah.

Sababta looga gonleeyahay ayaa ah in Qofka ay arintaasi ku hoogaamin karto in Dalka uusan joogin mudo dheer.

Taariikh-da Sweden kama dhicin in qof heesta Sharciga Rasmiga laga celiyo isla markana lasiiyo mid ku meel gaar ah taasi oo ah qodob adag

Waxaa jira Heshiiska Tidö kaasi oo saameyn xoogan yeeshay isla markana lagu soo bandhigay Heshiisyo ay gaareen Garabyada midig.

Heshiiska Cusub waxaa kamid ah in Dadka Cusub ee qaadanaya Sharciga Sweden la siiyo sharciga kumeel gaarka ah isla markana si joogta loo isticmaalo.

“Haddii soo jeedintu ay hirgasho, waxay noqon doontaa qiyaas naadir ah,” ayuu yiri Mikael Rebenvik, agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka .

Ad
Previous articleBarlamaanka Sweden oo u Cadeeyay Shari Cusub oo Dood badan abuuray
Next articleAhlam Al-Bashiir oo ka hadashay sida ay u fulisay qaraxii Istanbul & cida ay ka Tirsabayd soona Tababartay (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here