Home Wararka Maanta Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii ismiidaminta ahaa ee Goordhow...

Dowlada Soomaaliya oo Shaacisay Khasaaraha Ka Dhashay Qarixii ismiidaminta ahaa ee Goordhow Dhacay

0

Dowlada Soomaaliya ayaa Daabacday Qoraalkaan ay ay ku Shaacisay Khasaaraha Ka dhashay Qarixii ismiidaaminta ahaa ee lagu Qaaday Maqaayada Baar Bulsho.

Ciidanka ammaanka ayaa fashiliyey Naftii halige isku soo xiray Qarax kaas oo doonayay inuu isku Qarxiyo goob maqaaxi ah oo ku taala degmada Howlwadaag ee gobalka Banaadir.

Ciidanka ammaanka oo si wayn uga foojigan dhagarta Khawaarijta nafla caariga ah ayaa fahmay Dhagar qabaha lagu soo xiray Qarxa, waxaana suurta gashay inuu kaligiis Qarxo iyadoo ay ceyrsanayaan ciidanka ammaanku.

Saraakiisha Hay’adaha ammaanka ayaa SNTV u sheegay inuu dhaawac fudud soo gaaray kaliya hal askari oo ka mid ahaa askartii fahmay in dhagar qabahaan uu ku xiran yahay qarax.

Ad
Previous articleWar Deg Deg ah:Qarax Culus oo ka Dhacay Muqdisho iyo Halka Lala Beegsaday
Next articleCulimada Ahlu Sunna Wajamaaca oo ku Dhawaaqay inay ku Biiraayaan Dagaalka Ka Dhanka ah Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here