Home galmudug Daawo Sawirada hubka ka gubtay Ciidanka Galmudug ee ku keedsanaa Saldhiga Degmada...

Daawo Sawirada hubka ka gubtay Ciidanka Galmudug ee ku keedsanaa Saldhiga Degmada Docol

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaaro geystay oo Maanta ka kacay Bakhaar lagu keydiyo hubka oo ay leeyihiin ciidamada Galmudug kaas oo ku yaalla deegaanka Docol ee Gobolka Mudug.

Deegaanka Docol ayaa qiyaastii 40km u jira Magalada Gaalkacyo,waxaana deminta dambkaas oo ka bilaawday koronto ku guuleystay Maamulka deegaanka Docol iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada deegaankaas.

rka la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in dabka uu ka dhashay koronto,isla markaana qeyeb ka mid ah Bakhaarka uu sameeyey,sidoo kalen ay qarxeen qaar ka mid ah hubka ku jiray Bakhaarka.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Galmudug oo ku aadan dabka`ka kacay Bakhaarka agu keydiyo hubka Ciidamada Galmudug eek u yaalla deegaanka Docol ee Gobolka Mudug

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here