Home Wararka Maanta Deg deg Gaari Xamuul ah oo Bareeg Goostay oo Dad ku Dilay...

Deg deg Gaari Xamuul ah oo Bareeg Goostay oo Dad ku Dilay Magaalada Muqdisho

0

Gaari wayn oo ka soo bareeg goostay dhismaha Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa qof gaari gacanle ah ku dilay albaabka hore ee laga galo Madaxtooyada ee loo yaqaano kashmiir.

 

 

 

Gaariga oo ay leedahay dowladda Hoose ee Xamar ayaa qashin ka soo qaaday qaybo kamid ah Madaxtooyada.

 

waxaana la sheegay in darawalkii
Waday uu ka booday markii uu xakameen waayay waxaana gaaray dhaawac dhabarka ah.

 

 

Muddo kabadan saacad ayuu gaariga bareeg goostay ku fadhiyay qofka dhintay waxaana la waayay gaari ka jeeda, taasoo sababtay in dhaawac u dhinto marxuunka.

Ad
Previous articleOdaayasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa 6kursi oo la Shaaciyay Xili Doorashadu Dardar kusocoto
Next articleQarax qasaaro Gaystay Badan oo Ka Dhacay Dalka Kenya gaar ahaan Degaanka Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here