Home Wararka Somaliya Saameyn intee la eg Ayay Dowlada ku yeelaneysa in Xildhibaan uu noqdo...

Saameyn intee la eg Ayay Dowlada ku yeelaneysa in Xildhibaan uu noqdo C/Raxmaan Cabdi Shakuur

0

Dowlada Somaliya ayaa ugu danbeyn ku fashilmay in Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur laga hor istaago Sidii uu ku noqon lahaa Xidlhibaan.

Si looga Hor istaago Doorashada Dowlada ayaa u soo martay dhanka Gudiga Doorashada lakin Dadaalka ay bixiyaan Odayaasha iyo Bulshada Galmudug waxba kama suura galin Qorshaha Dowlada.

iyadoo taasi ay jirto ayaa dhanka kale Dowlada waxay saameyn kala kulmeysaa Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur madama uu yahay Qof Dowlada Af ku Weerari jiray isla markana Cadaadis xoogan saaray.

Doorashada ka dhaceysa Dhuusomareeb ayaa lasii saadaaliyay in Cabdi Raxmaan uu ku soo baxayo waxana la filayaa in dowlada arintasi ku noqoto saameyn xoogan.

Saameynta ugu badan ayaana ah in Doorashada la filayo inay ka dhacdo Dalka dhawaan uu isbadal xoogan ku dhacayo madama dhinac Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur iyo kooxdiisa ay is hortaag ku sameyn karaan Dowlada hada jirta inay dib u soo laabato.

Ad
Previous articleRuushka oo Weeraraya Dalka Ukraine Sida uu Sheegay Mareykanka iyo Xiisad ka jirta Yurub
Next articleDowlada Ka Tirsan Yurub oo Joojisay In Dalkeeda Sigaarka Lagu Xayaysiiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here