Home wararka Dalka Taliyaha Nabad Sugida Galmudug oo ka badbaaday Qaraxa Muqdisho

Taliyaha Nabad Sugida Galmudug oo ka badbaaday Qaraxa Muqdisho

0

Sida wararka mudug24 kala socteen ay sheegayaan Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay wadada Maka Almukarama kaasi oo gaari lagu xiray.

Warar aan kasoo xiganay Masuuliyiin ka tirsan Galmudug Qaraxa waxaa lala eegtay Taliyaha Nabad Sugida Galmudug Cabdi Maxamuud Jaamac oo gaari watay.

Taliyaha ayaa ka badbaaday Qaraxa waxana guud ahaan burburay gaariga uu watay iyo kabo gaari oo kale oo goobta taalay.

Wali taliyaha kama hadlin Qaraxa maanta gaariga loogu xiray ee la doonayay in lagu qaarijiyo.

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here