Home Wararka Caalamka lacagta Lagu Dalbado Basaboorka Norway oo Laga dhigay 6500 kr, Sharciga Cusub...

lacagta Lagu Dalbado Basaboorka Norway oo Laga dhigay 6500 kr, Sharciga Cusub ee Bilaabanaya Sanadka Cusub

0

Dowlada Sweden gaar ahaan Barlamaanka Wadanka ayaa Badalay Qaabka lagu heli karo Dhalashada Wadanka waxaana lagu soo kordhiyay Sharuudo Cusub.

Sanadka Cusub 1 January ayuu Bilaabanayaa Sharciga waxaana kamid ah.

1 Lacagta oo la kordhiyay.

Lacagta la bixiyo Marka Basaboorka La Dalbanayo ayaa Aheyd 5500 waxaa hada laga dhigay 6500.

2 Shardiga Sugitaanka.

Si Aad u dalbato Dhalashada waa in aad wadanka Joogtay 8 sano oo lakid ah 11 sano ee ugu Danbeeyay.

3 Dadka Qaxootiga.

Dadka Qaxooti ahaanta loo soo qaaday waa sidii hore oo ah 7 sano oo kamid 10 kii sano ee ugu Danbeeyay.

4 Cashuur Bixiyaha.

Qofka Sanadkii Bixiyay 319,999 kr oo Canshuur ah waxa uu ku heli karaa 6 sano oo kamid ah 10kii sano ee ugu Danbeesay.

Norway ayaa Sharcigan Bilaabeysa 1 January 2022. Waxana Sharcigan laga reebay qof walbo oo dalbaday sanadka 2021 iyo wixii ka horeeyay.

 

Ad
Previous articleTirada Dadka ugu badnaa oo Sweden lagu toogtay Sanadka 2021
Next articleSanadkaan idlaaday ee 2021, Maxaa Laga Diiwaan Galiyay dhanka Siyaasadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here