Home Wararka Maanta Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Mudo Dheer kadib Soo Gaaray Muqdisho

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubaland oo Mudo Dheer kadib Soo Gaaray Muqdisho

0

Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta soo gaaray Muqdisho.

 

Sanado ka hor suurta gal ma aheyn Mas’uuliyiinta Jubbaland ee ka soo jeeda Gedo, kana aragti duwan Madaxweyne Farmaajo inay Muqdisho yimaadaan laguna soo dhoweeyo, waxayna ka mid tahay is bedelada bilowga ah ee dalku galayo.

Waa mid ka mid ah tallaabooyinkii Ra’iisul Wasaare Rooble uu suura geliyay in garoonka Muqdisho cabsi la’aan Siyaasiyiinta uga soo degaan.

 

kaddib xil ka qaadistii C/llaahi Kulane, Taliyihii NISA ee Air Porka iyo Agaasimihii hore NISA.

Ad
Previous articleShiikh Aadan Madoobe oo La Kulmay Saraakiisha ATMIS Xili uu la Wareegay Amniga Doorashooyinka(Sawiro)
Next articleCiidamada Ma naxayaasha ee la magac Baxay “Guutada Somalia” oo Ruushka u qabtay magaaladii la geli waayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here