Home Wararka Somaliya War Hada AH: Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo oo Khasaaro kasoo gaaray

War Hada AH: Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo oo Khasaaro kasoo gaaray

0

Magaalada Kismaayo waxaa goordhaw qarax lagula eegtay gaari Bus ah oo ay la socdeen cayaartoyda kooxda JCCI ee Kismaayo ka dhisan.

Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonan karo oo ku sugan Kismaayo  gaariga uu qaraxu haleelay ayaa gabi ahaanba gubtay.

khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa soo gaaray cayaartoyda, inkasta oo weli aan la xaqiijin inta uu la egyahay.

Laamaha Amaanka iyo Kooxaha gurmadka deg deg ah ayaa gaaray goobta uu Qaraxu ka dhacay.

Ad
Previous articleGalmudug oo soo bandhigtay Saraakiil ka tirsan Shabaab oo isa soo dhiibay (Sawiro)
Next articleTurkiga Keymo ku yaalla oo maalinta Saddexaad gubanaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here