Home Wararka caalamka Dhibaato dhanka Guryaha ah oo ka taagan dalka jarmalka gaar ahaan magaalada...

Dhibaato dhanka Guryaha ah oo ka taagan dalka jarmalka gaar ahaan magaalada Barlin

0

Kumannaan shacab ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka waweyn ee magaalada Berlin iyaga oo ka mudaharaadayo qiimaha kirada guriyaha oo qaaliyoobay.

Waxayna mudaharaadayaashu sheegeen in kirada guriyaha caasimadda Germalka ee Berlin ay 10-ki sano ee ugu dambeeyey ay laba jibbaarantay.

Mudahraadayaasha ayaa dowladda ka codsanaya iney mulkiilayaasha guriyaha ee Magaalada Berlin ay tillaabbo ka qaaddo. Qaar ka mid ah dadka arrintan u ololeeyana waxay durbadiba billaabeen codsi ah in afti arrintan ku saabsan shacabka dalka laga qaado.

Mudaharaadyo kaa la mid waxay sida oo kale ka socdaan magaalooyinka waaweyn ee Munich iyo Cologne.

Daraasad ay 2019-kii ay sameeysay Koox guriyeynta u qaabilsan oo fadhigeedu yahay Berlin waxay sheegtay qiimaha guriyaha magaalooyinka halki meetir ee isku wareegg ah in lagu kireeyaa 10 Euro (£8.62 gini) qiimahaasi 5% ka sarreeyo sanad ka hor qiimihi guriyaha lagu kireyn jiray

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here