Home wararka Dalka Ra’isul wasaare khayre oo maanta uduulay mareykanka iyo wafdigiisa oo laga...

Ra’isul wasaare khayre oo maanta uduulay mareykanka iyo wafdigiisa oo laga reeebay xubna muhiim (Akhriso)

0

Shabakadda mudug24 ayaa ogaatay in Dhammaan xubnihii amniga ee kamidka ahaa safarka RW Kheyre ku aadey Maraykanka ay baaqdeen, iyada oo sababtana lagu sheegey xaaladda amniga iyo arrinta Barlamaanka ee amniga ka doodistiisa darteed.

Ku-simaha NISA Fahad Yasin, la-taliyaha dhinaca amniga ee MW Farmaajo Cabdi-Siciid M Cali iyo Cabdullahi Aadan Kulane oo NISA ka tirsan ayaa safarka ka baaqdey.

Kulan golaha shacabka ay rabeen inay kaga doodaan arrimaha amniga ayaa natiija la’aan shalay dhamaadey, iyada oo uu kulankaasina uu ka baaqdey kusimaha taliyaha Nisa Fahad-Yasin Dahir, halka taliyayaasha kalena ay soo xaadireen iyo Wasiirada Amniga iyo Gaashaandhigga.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here