Home Wararka Somaliya Galmudug Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Xerada NAC NACA ee...

Faah Faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Xerada NAC NACA ee Muqdisho (Sawiro)

0

4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana wey ku dhaawacmeen kadib Markii Qof Xiran Jaakadda Qaraxa uu isku dhex qarxiyay dad ku Shaahayay Maqaayad ku taalla kasoo horjeedka Xero Nacnac Dagmada Wadajir ee Muqdisho Muqdisho.

Wakaalada Wararka Somaaliyeed ee SONNA Ayaa baahisay in Dhimashadu ay gaarayso 4 ruux.

Goob maqaaxi ayuuna ka dhacay waxaana Halkaasi ku qaxweenaayay Dad shacab ah.

Ad
Previous articleDeg Deg Qarax ismiidaamin ah oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Next articleXagee Ku Danbeysay Doodii Baarlamaanka ingiriisku Ka Yeelan Lahaa Aqoonsiga Soomaaliland?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here