Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo...

WAR DEG DEG AH: Qarax Culus oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho iyo Rasaas Xoogan oo Socota

0

Qarax Laga Maqlay inta Badan Magaalada Muqdisho ayaa Goordhow ka Dhacay Muqdisho

“Weeraar ku bilawday Qarax aad u weyn ayaa hada ka dhacay Xarunta Gobalka Banaadir .

Taliyaal ka mida Boliska waxay ii shegen in rag ka tisan AS in Ay gudaha ay u galeen Qarax kadib balse lama hubo taas gudahana waxaa ka dhacay rasaas culus .

 

Ad
Previous articleXero Mudo Kabadan 15sano ay Daganaayeen Ciidamada ATMIS oo Lagu Wareejiyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya(Sawiro)
Next articleQaraxyo kale oo Ka Dhacay Gudaha Xarunta Gobalka Banaadir Iyo Shaqaale Badan oo lasoo Badbaadiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here