Home Wararka Maanta Ciidamada Booliska Degmada Guriceel oo Gaari Dagaal ka Qabsaday Ciidamada Gorgor...

Ciidamada Booliska Degmada Guriceel oo Gaari Dagaal ka Qabsaday Ciidamada Gorgor ee Kula Dagaalamay Guriceel (Sawiro)

0

Dagaal Culus ayaa ciidamada booliska Guriceel iyo Kuwa Gorgor ku dhexmaray Gudaha magaalada.

Sawirka waxaa kamuuqda taliyaha Booliska Guriceel cismaan cali Hudeey oo dagaal ku jira difaacanayana saldhiga waxeyna ciidamada boolisku Qabsadeen Gaari Cabdi bile ah oo ee wateen Ciidamada Gorgor ee soo weeraray Saldhiga Booliska magaalada.

Sidoo Kale Laba Askari ayaa Kaga Dhimatay Ciidamada Gorgor ee Dagaalka soo Qaaday .

Wali Xiisada Ayaa ka Taagan Degmada Guriceel Walow Xabada Haatan Qabowday.

Ad
Previous articleDeg Deg Dagaal Culus oo kasocda Degmada Guricreel
Next articleDeg Deg Dagaal ayaa Markale Ka Qarxay Gudaha Degmada Guriceel

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here