Home galmudug Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Doorashada Galmudug ku dhaceyso Waqtiga loogu tala...

Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Doorashada Galmudug ku dhaceyso Waqtiga loogu tala galay.

0

Madaxwaynaha dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug ay ku qabsoomi doonan waqtigii loo asteeyay.

Cod-bixinta madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in ay qabsoonto bisha Julaayo ee sanadkaan 2019.

Sidoo kale coddeynta maamul goboleedka Galmudug ayaa la rajeynayaa in ay dhacdo horaanta bisha Agoosto ee isla sanadkaan.

Hadalkaan ayuu madaxwaynuhu ka sheegay munaasabadii furitaanka kal-fadhiga 5aad ee Gollaha Shacabka baarlamaanka federaalka.

Mudug24 Muqdisho

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here