Home Wararka Maanta Turkiga oo soo dhaweeyay go’anka Sweden ee Kurdiyiinta Suuriya

Turkiga oo soo dhaweeyay go’anka Sweden ee Kurdiyiinta Suuriya

0

Dowladda cusub ee Sweden ayaa fulineysa dalabaadka Turkiga, waxayna iska fogeysay kooxaha Kurdiyiinta ee PYD iyo YPG oo xulafo dhow la ahaa Mareykanka iyo NATO ee dagaalka kula jira IS ee Suuriya.

Ad
Previous articleWasiirka Amniga Galmudug oo Booqday Furimaha Dagaalka ee Degmada Wisil iyo Ciidamo Culus oo lasoo Bandhigay(Sawiro)
Next articleRa’isul Wasaaraha Pakistan oo ka hadlay Eedeyn dil oo uga timid Imran Khan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here