Home galmudug Wasiirada galmudug oo guddi xaqiiqa raadin ah udiray Degmada xeraale ee galgaduud

Wasiirada galmudug oo guddi xaqiiqa raadin ah udiray Degmada xeraale ee galgaduud

0

Shirkii Qamiislaha ah ee Golaha Wasiirada Galmudug ayaa Laga sheegay in Gudi aan Tiradiisa la sheegin loo saarey Soo qiimeynta Dhibaatadii ka Dhalatey Dagaaladii Xeraale iyo In ay ka Talo keenaan Talaabada xigta ee Maamulku qaadi karo.

Guddigaan mala shaacin taradiisa waxaana golaha wasiirada maamulka Galmudug ay isku raaceen in ay warbixin ka keenaan Xaalada goobihii lagu dagaalamay.

Xeraale waxaa Todobaadkaan ka dhacay Dagaal culus oo dad badani ay ku dhinteen kuwa kalina dhaawac gaarsiiyay, Waxaana baaqyo kala duwan udiray dhinacyadaas Dowlada dhaxe, galmudug iyo odayaal dhaqan.

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here