Home wararka Dalka Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee puntland oo loo magacaabay safiir

Madaxweyne ku xigeenkii Hore ee puntland oo loo magacaabay safiir

0

Golaha Wasiirada soomaaliya ayaa Safiir u magacaabay C/xakiin C/llaahi Camey, Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland.

Lama shaacin dalka Safiir ahaan loogu magacaabay, balse Golaha Wasiirada ayaa meel mariyay magacaabida Safiirnimo ee Eng. C/xakiin Camey, kaddib soo jeedin ka timid Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Magacaabida Safiir ee Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland C/xakiin Camey ayaa loo arkaa mid loogu abaal gudayo sida dhow ee ula shaqeeyay dowladda Madaxweyne Farmaajo iyo sida uu uga soo horjeeday siyaasadda Madaxweynihii hore ee Puntland C/weli Gaas iyo dhismihii Golihii Iskaashiga dowlad goboleedyada

10 ku laabo mudug24 xiriir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here